askaaris
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka loo yaqaan fasmaydiya (Phasmaidia), waxaanay leeyihiin af leh 3 ilaa 6 baabila.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

