askarayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg askaree. ld caskarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

askaree

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Askari ka dhigid (qof). 2. (f.mg) Askari iska dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caskarayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld askarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur