askoorbik-asiidh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Fitamiin biyaha ku milanta oo aan looga maarmiin xoojinta soohyada iyo isku haynta unugyada, sameynta kollaanjikana waa ka qayb qaadataa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

