aslaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aslaax². ld aslaax¹ (2).

aslaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Beer lagu dhaqmo. 2. ld aslaaxid.
  2. 1. (f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero u diyaarin. 2. (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.