asalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2. ld asali.Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.Wax midab u yeelid.