asqaysiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg asqaysii. ld aqsaysiin.

asqaysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Cid wax aqsaysan ka dhigid. 2. Cid hadal ku wareerin. ld aqsaysii.

aqsaysiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld asqaysiin.