Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine
Macnaha:
eeg asqoo. ld aqsoobid, aqsood, asqoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-ooday, -ootay)
Macnaha:
1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur