astayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld astaamayn.

astaamayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg astaamee. ld astayn.
  2. (nax.) Astaamo lagu kala qaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi, kolmo, bilo, laba dhibcood iwm.