asyabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dabaylo ka yimaada waqooyi-bari oo doonyuhu uga dhoofaan koonfur-galbeed. 2. Xilliga dabeylaha asyabku dhacaan. ld asjab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asjabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld asyab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0