aw-batiiqow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar dhaqameed si gaar ah looga yaqaan degaanka Janaale.