awdmid halbowle wadne

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Marka xinjir ku sameysmato halbowlaha wadnaha dhexdiisa, taas oo keenta in dhiiggu ka xirmo waraabinta wadnaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur