aweytiyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aweyti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aweytiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Habaar, cid Eebbe looga baryo in uu dhaqso u dhinto.Cid inay dhaqso u dhimato Eebbe uga baryid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0