awlaadsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg awlaadso. ld awlaadsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
awlaadsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Duco Eebbe iyo werdi samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
awlaadsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld awlaadsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0