awleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg awlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

awlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Geel badan si wadajir ah u ololid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur