awooddarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg awooddaran. ld awooddarnaansho, awooddarri, awooddarro.

awooddaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax awood yar ahaansho.

awooddarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld awooddarnaan.

awooddarri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld awooddarnaan.

awooddarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld awooddarnaan.