awoode

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kasta ka awood badanyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur