awoodli'i

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld awoodla'aan.

awoodla'aan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax aan awood lahayn; tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho, awoodli'i.