awrdhalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Awrka markastaba hasha qurbac ka dhalo. 2. Hal da' kasta qurbac dhasha. ld awradhale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
awradhaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld awrdhal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0