awrdhebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg awrdhaw². ld awdhaw¹ (2).

awrdhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rimmay gacmeeda lagu sameeyo geedaha aan labeebka ahayn sida timirta; faxlid. 2. ld awrdhebid.
  2. Geedaha aan labeebka ahayn sida timirta iwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid.