awtaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg awtaan.

awtaan

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-aamay, -aantay)

Macnaha:

  1. Cid aan laga aarsan karin habaarid.