axadhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg axadh².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

axadh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cuntada dhadhankeeda la jeclaysto. 2. Hadalka nuxurkiisa dib loo sii dhadhansado.
  2. Arrin si aad ah u lafagurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur