axarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg axar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

axar

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-xray, -xartay)

Macnaha:

  1. 1. Timir iwm lafo ka saarid. 2. Arrin aad uga baaraandegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur