axkaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Sharciga Islaanka wax ku xukumo. 2. (dii.) Sharciga u degsan dadka Islaanka ah ee ay ku dhaqmaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur