ayaanxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ayaanxun. ld ayaanxumaansho, ayaanxumi, ayaanxumo.

ayaanxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Qof aan nasiib wacan lahayn ahaansho.

ayaanxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ayaanxumaan.

ayaanxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ayaanxumaan.

ayaanxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ayaanxumaan.