aydiyolooji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fals.) Mabaadii habeysan oo ku saleysan figrado iyo ujeeddooyin siyaasi ah. ld aydiyooloojiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aydiyooloojiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aydiyolooji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur