ayeeyolugdheer

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Cayayaan leh jir dhuuban oo dheer, lix lugood oo labada hore madaxa u dhowdahay iyo baalal uu ku duulo oo cuno cayayaanka kale ee yaryar. ld ayeeyolugadheer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ayeeyolugadheer

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld ayeeyolugdheer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur