ayidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ayid

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. Arrin, figrad iyo go'aan taageerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur