ayidsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ayidsan. ld ayidsanaansho.

ayidsan

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof, wax ayiday ahaansho.

ayidsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ayidsanaan.