aynfaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aynfaad². ld aynfaad¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aynfaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato aad u ballaaran. 2. ld aynfaadid.
  2. Dhibaato aad u ballaaran la kulmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur