aynnu

Qaabnax: mu.dhm.y

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayaa; innagu. Tus. “Guriga aynnu aadno”.