ayoon-taban

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Ayoon saldanab taban leh, oo sameysma marka atamyada ama molikiyuulada lagu daro elektaroonno. Marka danabsoocidda la sameynaayo, ayoonada taban waxa jiita qotinka togan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur