ayoonisfeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Gibilka saddexaad ee xiga istaratosfeerka fidsan ilaa 1,000 km. Gibilkani, waxa uu leeyahay afar lakab, oo neefaha ku jiraa ay yihiin aysonno. Taasi waxa ay inoo fududeysaa isgaarsiinta iyo baahinta wararka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur