baabasiirQaabnax: m.l (daaw.)Macnaha:Jirro ku dhacda malawadka qeybtiisa danbe oo leh finan dhaliya cuncun badan. ld bawaasiirLamidka: bawaasiirSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bawaasiirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:(daaw.) Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00