baabba'sanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baabba'san. ld baabba'sanaansho.Lamidka: baabba'san, baabba'sanaanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baabba'sanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Baabba' ku dhacay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baabba'sanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld baabba'sanaan.Lamidka: baabba'sanaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0