baabbah

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Noqoshada wax uu eber noqdo. 2. Baabbah ah: weel aan waxba ku jirin. 3. Baabbah ah: meel aan waxba oollin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur