baabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baabee.

Lamidka: baabee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. Weel caanood deebin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur