baabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baabso. ld baabsad, baabsi.

Lamidka: baabso, baabsad, baabsi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho. 2. Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baabsasho.

Lamidka: baabsasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baabsasho.

Lamidka: baabsasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur