baabusiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bawaasiir.

Lamidka: bawaasiir

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bawaasiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur