baacsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baacsan. ld baacsanaansho.

Lamidka: baacsan, baacsanaansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baacsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax baac lagu cabbirey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld baacsanaan.

Lamidka: baacsanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur