baacsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baacso. ld baacsad, baacsi.Lamidka: baacso, baacsad, baacsiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
baacsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax cararaya ceyrsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
baacsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baacsasho.Lamidka: baacsashoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
baacsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baacsasho.Lamidka: baacsashoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00