baacug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farmaajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur