baadiddoon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. B. ah: cid baadi luntay raadinaysa. 2. ld baadiddoonid.
- 1. Raadin wax lumay la raadiyo. 2. Baadi raadin. ld baadiggoob².
Lamidka: baadiddoonid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

