baadisoocid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baadisooc².

Lamidka: baadisooc

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baadisooc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sumad u gaar ah qof oo xoolihiisa ku astaysto.
  2. Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur