baalentoloji
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (taar.) Barashada noolayaashii dabar go'ay, dhismahooda, degaankooda, tadawurkooda iyo filiqsanaantooda, sida ay muujnayaan hadhaaga raadkoodu.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

