baalfallaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Shinbir dhabarka ka cad, calooshana madow ciiro bus ah ku leh, oo dabo ganto ah iyo baalal dhadheer oo u eg kuwa fallaarta leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur