baalgub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.dh)

Macnaha:

  1. Calaamad uu ku reebo dabku neef geel ah oo baal laga daaweeyey.