baaliyowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:1. Baali noqosho (naag). 2. Wax duug ah noqosho.