baallacad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.l)

Macnaha:

  1. Nooc warmaha yaryar ka mid ah oo aan caarad dhuuban lahayn, lehna af ballaaran iyo tiir weyn.