baalleybarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; balanbaalis.