baamiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qudaar dhuudhuuban oo yare xoodan ee maraqa lagu dhireeyo, oo dhadhan wanaagsanna ku kordhisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur